Hubaal TV
Hubaal TV
  • 606
  • 7 862 996

Відео

Wuu nabaray sida uu u sameeyo indho sarcaadka waaba fudeed.
Переглядів 17814 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
DABAALDEGA MAALINTA CIIDA IYO SOOMAALIDA WADANKA FINLAND
Переглядів 16614 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
Halka Gabar ee Helsinki Ciidaan nagula Ciiday.
Переглядів 50114 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
Wiil Carab ah oo Af Soomaaliga adiga kaa badiya Daawo qosolka aduunka.
Переглядів 1,5 тис.14 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
Waligaa qof Soomaali deyn inta siisay si nabad ah makuugu soo celiyay?
Переглядів 23014 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
Waa kuma shiikha aad diinta ka dhageysato yaraantaadii ilaa hada?
Переглядів 12414 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
Waa kuma qofka ugu liita ee baraha bulshada ku jira una baahan in dadka laga qabto?
Переглядів 35014 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
WAXEY TIRI WAXAAN JECLAHAY MISAAJIDKA DHIIRI GELI CARUURTA. CASRI SHOP IYO CIIDA.
Переглядів 3,1 тис.14 днів тому
HUBAAL MEDIA GROUP
LAFOOLE l EID MUBUARAK l GOOS GOOS l WAREYSI WAAYA ARAG PODCAST EPI 7 l WARIYE SHARMAKE ABUKAR.
Переглядів 1,9 тис.21 день тому
HUBAAL MEDIA GROUP
21-ka Qofba marka la ogaaday in ay Hawiye yihiin ayaa loo dilay si naxariis dara ah.
Переглядів 18 тис.21 день тому
HUBAAL MEDIA GROUP
XAASKEYGA OO UUR LEH AYAAN NAAG KALE GURIGA KEENSADAY l SI AY U NAXDO l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 2
Переглядів 1,3 тис.21 день тому
HUBAAL MEDIA GROUP
YAHUUDA AYAA KA WANAAGSAN FALASTIINIYIINTA l OGOOW SABABTA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P2
Переглядів 3,8 тис.21 день тому
HUBAAL MEDIA GROUP
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC WALAALKIIS OO HEESAYA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 1 l HAWO LUUL CUBEYD.
Переглядів 4,9 тис.28 днів тому
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC WALAALKIIS OO HEESAYA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 1 l HAWO LUUL CUBEYD.
HAWIYE, DAAROOD, IYO RAXWEYN WAA BEEN LA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P 1 WARIYE WALI HASHI
Переглядів 23 тис.Місяць тому
HAWIYE, DAAROOD, IYO RAXWEYN WAA BEEN LA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P 1 WARIYE WALI HASHI
SODOGEEY DOONFAARKUU CUNAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 l GOOS GOOS l WARIYE WALI HASHI.
Переглядів 1,8 тис.Місяць тому
SODOGEEY DOONFAARKUU CUNAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 l GOOS GOOS l WARIYE WALI HASHI.
Caruurta la dhalaayo Dumarka Talo Kuma Laha, inta la rabo halaga dhalo.
Переглядів 377Місяць тому
Caruurta la dhalaayo Dumarka Talo Kuma Laha, inta la rabo halaga dhalo.
SIXIR MIYAA MISE INDHA SARCAAD MACQUUL MAAHA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 4 l WARIYE SHARMAKE IYO ABBE.
Переглядів 868Місяць тому
SIXIR MIYAA MISE INDHA SARCAAD MACQUUL MAAHA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 4 l WARIYE SHARMAKE IYO ABBE.
VLOG HELSINKI TO HAMEENLIINA URURKA MUSEF RY IYO CIYAARTOOYDA HELSINKI STARS.
Переглядів 167Місяць тому
VLOG HELSINKI TO HAMEENLIINA URURKA MUSEF RY IYO CIYAARTOOYDA HELSINKI STARS.
NIMCAAN HILAAC l TAARIIKHDIISA l JACEYLKA IYO NOLOSHIISA I WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 SHARMAKE ABUKAR.
Переглядів 28 тис.Місяць тому
NIMCAAN HILAAC l TAARIIKHDIISA l JACEYLKA IYO NOLOSHIISA I WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 SHARMAKE ABUKAR.
NIMCAAN l DAD BADAN BAA MOODAY IN LEY SIXRAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 3 SHARMAKE ABUKAR AMIN
Переглядів 7 тис.Місяць тому
NIMCAAN l DAD BADAN BAA MOODAY IN LEY SIXRAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 3 SHARMAKE ABUKAR AMIN
NIMCAAN I SOMALILAND IYO SOOMAALIYA IN LA MIDEEYO l WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 2 SHARMAKE ABUKAR
Переглядів 10 тис.Місяць тому
NIMCAAN I SOMALILAND IYO SOOMAALIYA IN LA MIDEEYO l WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 2 SHARMAKE ABUKAR
NIMCAAN HILAAC | SOMALILAND UMA QAADIN HEESKAAN | WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 1 SHARMAKE ABUKAR AMIN.
Переглядів 22 тис.Місяць тому
NIMCAAN HILAAC | SOMALILAND UMA QAADIN HEESKAAN | WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 P 1 SHARMAKE ABUKAR AMIN.
MUSEF RY SOMALI WEEK FESTIVAL FINLAND 2024 DIYAAR GAROWGII UGU DAMBEEYAY.
Переглядів 289Місяць тому
MUSEF RY SOMALI WEEK FESTIVAL FINLAND 2024 DIYAAR GAROWGII UGU DAMBEEYAY.
Helsinki xalay Soomaali waa isku soo baxday
Переглядів 616Місяць тому
Helsinki xalay Soomaali waa isku soo baxday
GABAR KA DIGTAY CARUURTA DAROOGADA ISTICMAALA? I WAAYA-ARAG PODCAST EPI 2 SHARMAKE ABUKAR AMIN.
Переглядів 43 тис.Місяць тому
GABAR KA DIGTAY CARUURTA DAROOGADA ISTICMAALA? I WAAYA-ARAG PODCAST EPI 2 SHARMAKE ABUKAR AMIN.
LABO GABDHOOD OO SOOMAALIYA MAGAC KU LEH AYAY DADKA ISKU QALDAAN.
Переглядів 4,4 тис.Місяць тому
LABO GABDHOOD OO SOOMAALIYA MAGAC KU LEH AYAY DADKA ISKU QALDAAN.
SOO DHAWEYNTA XILDHIBAAN ILYAAS SHEIKH AHMED EE HELSINKI FINLAND
Переглядів 365Місяць тому
SOO DHAWEYNTA XILDHIBAAN ILYAAS SHEIKH AHMED EE HELSINKI FINLAND

КОМЕНТАРІ

  • @CaliCaraale-kn6ri
    @CaliCaraale-kn6ri 27 хвилин тому

    😊😊😊😊😊tuusaale😂😂😂😂😂😂

  • @CaliCaraale-kn6ri
    @CaliCaraale-kn6ri Годину тому

    Ilaahay hahanuniyo kuwa balwadleh

  • @AxmedcarabAxmedAxmedcarab
    @AxmedcarabAxmedAxmedcarab 3 години тому

    Al fanaan fanaan somaliyeed cumer dhuule cali Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo😢

  • @Sakiinah1
    @Sakiinah1 17 годин тому

    Podacaska gawadhaan intee laga dhageysan karaa?

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 18 годин тому

    Ilahow ugargar inta dhibkas maraysa walaahiy waxanun ax

  • @deelecious2957
    @deelecious2957 23 години тому

    I am quite shocked!! The amount of positive comments on here is staggering 😊

  • @APFilimKooban
    @APFilimKooban День тому

    waa runtiisa shimaali wuu qurux badnaa

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 2 дні тому

    Beenaale snm dadka shicibka ah may laying jirin askarta dagaalka ay ku qabtaan ayey odhan jireen reerihiin qabta ciyaar dadka kumay dil jirin snm faqashta ayaa dadka isaaq ah ee shicibka ah reernimo ku dili jirtay

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 дні тому

    Maashaa allaah shirwac waa dhalinyaro

  • @MohamedHassan-rw3yi
    @MohamedHassan-rw3yi 3 дні тому

    Shimai is my favorite ❤❤❤

  • @LIIPANAPSIYEALI12345
    @LIIPANAPSIYEALI12345 5 днів тому

    Suldaaanka geeska

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 5 днів тому

    War carabta waa cunsuriyiin qof walbo oo madoow ah waxeey dhahaan yaa adoon iyo daanyeer yaa aswad oo ula jeedaan madoow. Intaas beey ku xun yihiin waa dad markaa aad u fiiriso jahliga ku badan yahay

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 5 днів тому

    Shimaali weli codkiisa isma badalin❤

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 5 днів тому

    Afka iyo ilka dhay😂😂😂 balayo kula afka dirteh 😂😂

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z 5 днів тому

    Illhy amarkii dadka soo jabay waa jeclahy warkooda ina dhagysto waa fariid gabadhan😂

  • @user-qe7fo8sv2e
    @user-qe7fo8sv2e 6 днів тому

    Waansoosocdaawalee😂😂

  • @user-qe7fo8sv2e
    @user-qe7fo8sv2e 6 днів тому

    Waansoosocdaawalee😂😂

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 7 днів тому

    Soomaalida Waa dad wada dhashay, si loo hubiyo waxaa la sameyn karaa in qeyb sample ah laga soo qaado soomaalida kadib Genotyping 🧬 lagu sameeyo kadib la darso population structure, kinship, family relatedness and Principle component analysis. Study laga sameeyay north-eastern somalia, waliba lagu sameeyay 995 ruux oon waxba isku galin waxaa la ogaaday soomaali badan oon isku qabiil aheyn iney ilmo adeero rumaad isku noqdeen, waxaa kaloo lagu ogaaday in somaalida leedahay human leukocyte antigens (HLA) u gaar ah kaas oo ka duwan Cushitic societies ka kale, waana waxa soomalida aay ugu nugushahay sonkorta. Waxaad ka aqrisan kartaa journal article kan “Genome-wide analyses disclose the distinctive HLA architecture and the pharmacogenetic landscape of the Somali population”

  • @libanm2905
    @libanm2905 7 днів тому

    Nimcaan waaa true role model

  • @SadahTaibe
    @SadahTaibe 7 днів тому

    Allahwo unaxaristo

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 9 днів тому

    Somalilnd waa dowlad.shicibkeeda waa dad aratida ku kala duwanaan Kara.❤❤❤❤❤somalia laftigeeda dad baa jira somaliland taageera.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤irir samaale guul d'jabouti somaliland somalia❤❤❤❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 9 днів тому

    Isagoo somaliland ah buu taageeri karaa somaali weyn maxa ku jaban. Caqliga sax da ahi waa siddaa.qof ka mabda iisa lagulama yaabo.s/land na waa fakir iyo ummad somali ah labadaba.

  • @nimconfg
    @nimconfg 9 днів тому

    Jah jah shugri allow aaanan kuwaayin cod kar nimadaada

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 днів тому

    Subxaanallaah ⁉️waxaas baa loo hiilinayaa oo waa Muslim la dhahayaa ‼️😭

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 10 днів тому

    Nimcaan hilaac waa Fanan Cod macaan cid ka Cod macaana anay jirin baan aaminsanahay ❤

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p 11 днів тому

    Faradhaqa yaa ku qasbay gumaysiga halkaasuu ka bilowsay adiga lacagtaada waa ku xisaabtantay nagoow markiisa kareem lugaha ha kuu mariyo markaagan faraha ha kuu dhaqo

  • @AhmedAbdullahiomar
    @AhmedAbdullahiomar 11 днів тому

    podcast oo music la saarayo maxaa waaye aniga waa dhageysan laha music ban ku nacay ee naga daaya music waana dambi

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e 11 днів тому

    Hada inaan hees ku la qaado ayaa rabaa

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 12 днів тому

    Caasha waa heersare. Codkeedu waa cajiib.

  • @sadiyaiman7531
    @sadiyaiman7531 13 днів тому

    Mashallah allaha ha ku barakeeyo

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 13 днів тому

    waasax waa been qabiilada loo sameeyey tusaale somali waa hal nin oo 4 naagood qabey naagihii ayaa waxaan sameeyey iyo bahbahda lasheego sidaas darteed soomaalidu waa halqabiil waana dad wada dhashay ee dadku soomaali kaliya hasheegtaan soomaali muslin ah

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 13 днів тому

    When a man is calm wise and gentle he is a head of all other men. Well-done nimcan. Don't change your personality

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 13 днів тому

    Nimcan wa wil aglibadan ❤

  • @samaleofficial
    @samaleofficial 14 днів тому

    Fanaanad miisaaman oo culus maskaxdii fankeenoo malaasan magaceeda iga hoo caasha kiin we love you ❤

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 14 днів тому

    To be honest I agree with you Somali waa Somali

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 14 днів тому

    Qabil waa khurafad.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 14 днів тому

    Bisinka kabtan ayuub ayey u eg tahay😅

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 14 днів тому

    Ninkan waa libaax

  • @Flims-vloge
    @Flims-vloge 15 днів тому

    Gudoomiye sharmarke hool adag ayaad haysaa allah kuu fududeeyo waxaadna tahay qof ku dayasho mudan 🙏

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 15 днів тому

    Dadka muslimkaa waa hajir oo kale raduulkaa yiri scw. Waxa eey dhahaan falastiin macno malaha .

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 15 днів тому

    Asc❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 15 днів тому

    1 darood 2 Hawiye 3 dir 4 raxanwayne 5 jareerwayne kuli waa walaalo hadaan ka taagay Isaaq hala yaabin waxaan raaciyey beesha DIR. sababto ayaaga yiri Dir ayaan nahay.

  • @abdinooralikhansoy1032
    @abdinooralikhansoy1032 15 днів тому

    Qabiilada Somaliyeed waisbaheeysi ta wa dhan. Ayaga dad wadadhashay xata dhiigagooda Dna wa mid. Lakiin sida looyiri wa been abuur.

  • @mhnune7746
    @mhnune7746 15 днів тому

    Saan labadiina ayaaba Cunsuri iska dhigdhigaya Saan waa xishood darro Dameerle ceeb ma aha Jaahil haduu ahaana waa khalad in jaahilnimo la faafiyo

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx 15 днів тому

    Afkaga canalaguqabay

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx 15 днів тому

    Mashaalah

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx 15 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiramohammed1969
    @samiramohammed1969 15 днів тому

    Dadka dhahaayo maxaa loo wareeysanaa waa la yaabaa, somali qurun qaris waa in la wacyi geliyaa dhalinyarada kale ee soo koraayo, khibrad ayeey u leedahay mashaa Allah my sami ilaaheey wanaaga ha kuu horseedo, allahana na hanuuniyo dhamaanteen❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 16 днів тому

    Walaasheey cod dahab❤